Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada munaasabad magaalada Muqdisho lagu qabtay oo ay ku qalin jabiyeen ardayda dhameysatay...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi ayaa booqday tuulada Dayenno oo 17-KM ka xigta waqooyi...
Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya mudane C/raxmaan Sate ayaa xariga ka jaray xarun...
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka...
Ku dhowaad 200 oo shaqaale oo intooda badan ay Soomaali yihiin, ayaa shaqooyinkooda ka ceyrisay shirkad hilibka soo saarta oo...
Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado waxaa caawa ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee Khamiis walba yeelan jireen Golaha Wasiirada...
https://youtu.be/mMqeWjU56r8
Musharax Ibraahim Xabeeb Nuur oo isu soo sharaxay xilka madaxweynaha maamulka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhaxe ayaa maanta gaaray Magaalada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Koobaad iyo Ra'isulwasaaraha Xukuumadda...
Shir ay isugu yimaadeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle iyo Wasiirka Beeraha ee dalka Boqortooyada...
Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda ee ka qeyb qaatay doorashada goleyaasha deegaanka ee Qof iyo Cod ayaa kulankooda maanta ka...
Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda. Kulankan...
Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta ka howlgala Xarunta...
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya hay'adaha kala ah: Bangiga Dhexe ee Soomaaliya (CBS), Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho