War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya,...
Kulanka looga hadlayay sidii loo sameyn lahaa ciidan isku dhafan oo kooxda nabad diidka ah ka saara deegaanada ay ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadihi aqoonsiga, danjiraha Australia, wakiilka uga...
Ilyaas Sheekh Cumar oo ah siihayaha safaaradda Soomaaliya ee Masar oo u warramayay Radio Muqdisho ayaa faah faahin kasiiyay dil...
Kulankan maanta ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka iyo maamulka degmada Shangaani ayaa waxaa looga hadlayay sidii guriyaha burbursan ee degmadaasi...
Munaasibaddan oo loogu mahadcelinayay dowladda UK oo lagu qabtay magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeybgalay sii hayaha xilka madaxweynaha dowlad...
Gabar Falastiini ah oo lagu magacaabo Hanan Al Hroub, oo bare ka ah dugisga Samiha Khalil oo ku yaala deegaanka...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalkxiiska ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa tacsi u direy dadkii ku geeriyooday...
Munaasabad ay soo qaban qabaiyeen Jaaliyadsa Soomaaliyeed ee ku nool cariga Ingiriiska ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey Wasiirka...
Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda caafimaadka XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa shir gudoomisay kulan kadhacay Xarunta Hawlgallada...
Kaaliyaha Arrimaha Carabta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Safiir Ku-xigeenka Dowladda Qatar Raashid...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho