Munaasabad darajooyin ciidan loogu xirayay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida iyo Guddoomiyaha darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida...
Tabanbarkani oo soconayay saddex maalin ayaa maanta loo soo gabangabeeyay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Dastuurka iyo Gudiyada qaabilsan...
Kulankan oo uu shir guddoominayay Raโiisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte looganaha hadlayay horumarinta ciidanka...
Xaflad si quruxbadan loo soo agaasimay oo lagu maamusayay ย 43 sano guuradii ka soo wareegatay xilligii la aas aasay Ururkii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay Ku-Xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Munaasabadaan lagu weynaynayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May, isla markaana oo uu soo qaban qaabiyay dhalinyarada maamulka Koonfur galbeed...
Doodaan oo socotay dhowrkii maalin ee la soo dhaafay ayaa waxaa qaban qaabisay wasaaradda cadaaladda xukuumadda Soomaaliya, waxaana ka qaybgalay...
Qalabka maanta uu wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska xukuunadda Soomaaliya uu kala wareegay hayโada SSG ( Strengthening of...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka wakiilka Qaramada midoobey ee Soomaaliya ahna...
Wararka naga soo gaaray deegaanada Aw-dheegle iyo Bariirre oo ka wada tirsan gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ku soo waramaya in...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho