Barnaamijkii gaar ka ahaa ee Radio Muqdisho ayaan wali idiin soo gudbineynaa iyo macluumaadyadii ugu dambeeyay, Mustaf Wacaddeeye ayaa barnamijka...
Barnamij gaar ah oo hada si toos ah uga socda Radio Muqdisho ayaan idiin soo guddbineynaa ee halkaan toos uga...
Laba Qarax oo loo adeegsaday gawaari walxaha Qarxa lagu soo xiray ayaa caawa fiidkii ka dhacay beerta nabadda ee magaalada...
Abaaro Kowdii maqribnimo ee caawa ayaa magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga Xarunta Madaxtooyada waxaa ka dhacay laba qarax oo sababay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ganacsatada Turkiga u xaqiijiyey in Soomaaliya ay si buuxda ugu furan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo dalka Masar uga qeybgalay shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo ay wehliyeen xubno ka tirsan golaha wasiirrada, xildhibaano ka tirsan baarlamanka Galmudug iyo mas'uuliyiin...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula qaatay...
Howlgal lagu adkeynayay amniga magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa ay ciidanka Nabadgelyada ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir,...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kormeer howleed ku tegay dugsiga tababbarka ciidanka booliska ee...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Ayuub Ismaaciil ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda International Organization...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho