Tartankaan Sporti oo uu ka soo qaybgalay guddoomiyaha gobolka iyo ku xigeenadiisa ayaa waxaa ka qaybgalayay ilaa 18 Kooxood oo...
Abaanduulaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cali Baashi iyo saraakiil kale ayaa maanta booqday deegaanka biyo cadde ee gobolka...
Waxaa maanta 17-Feb-2016 lagu dhaariyey Aqalka Madaxtooyada Maamulka Puntland ee Garoowe Wasiiru Dawlaha Caafimaadka ee maamulkaasi Sayid-Cumar Aadan Guuleed oo...
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeeda Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray maana Magalaada B/weyne ayaa ka...
Kulankani oo looga hadlayey dar-galinta dib u eegista dastuurka KMG ah ee Dalka iyo doorka ay ka qaadan karaan...
Kulankan wada tashi ah oo looga hadlayay qabyo qoraalka hindisi sharciyeedka la dagaalaka musuq maasuqa oo ay soo diyaarisay wasaaradda...
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ugu baaqay shacabka gobolka ku dhaqan inay la shaqeeyaan ciidamada amniga, si looga hortago dhagarta...
Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay meel wanaagsan mareyso mideynta manhajka waxbarashad dalka, kadib markii...
Muqdisho, 16 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho