Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo maalmahan ku sugnaa degmda Maxaas iyo deegaanno hoos yimaada ayaa ka war bixiyay xaaladda deegaanadii uu...
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa berri marti ku ah Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa...
Wasaaradda Amniga gudaha ee xukuuamdda Soomaaliya ayaa sheegtay in la qabtay dad looga shakisan yahay weerarkii habeen hore lagu qaaday...
Heshiiskan oo ahaa mid horay loogalay una dhaxeeyay wasaaradda caafimaadka dowladda soomaaliya iyo suudaan ayaa waxaa inta badan xooga lagu...
Dadkaan oo tiradooda ay gaaraysa 180 ruux ayaa doonayay inay ka tahriibaan xeebaha Wadanka Masar, ayagoo ku sii jeeday Wadamada...
Abaaraha iyo biya yarida xiligaani ka taagan degmada bacaadweyne iyo deegaanada ku xeeran ee ku yaala koofur bari Gobalka Mudug...
Doorashadaan ayaa waxaa isugu yimid sideed urur shaqaale oo ku midoobay hal dalad oo loogu mgac daray Isutaga Ururada shaqaalaha...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay akhrinta koowaad mariyeen Hindise Sharciyeedka Maareynta...
Hay’adda Cilmi baarista iyo badaha Soomaaliya ayaa maanta siminaar ku saabsan ka hortagga wasaqda lagu shubayo badda u soo gabo...
Ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galebed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Xudur waxa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho