Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeynaya sharciga Iibka Qaranka, iyada oo aqrinta labaad la marin doono sharciga Maxkamadda Dastuuriga....
Agaasimaha Waaxda Radio Muqdisho Mudane Cabdiraxiin Ciise Cadow oo isaga iyo wafdi wasaaradda Warfaafinta ka socda ay ka qayb galayaan...
SAXAAFADEED :- Muqdisho, December 9, 2015. Waxaa maanta la qabtay xaflad lagu daah furey xarunta cusub ee Wasaaradda Batroolka & Macdanta taas...
Inta la og yahay 7 qof ayaa ku geeriyoodeen weerar lagu qaaday goobo milatari oo ku yaalla duleedka magaalada Bujumbura...
Wasiirka Caafimaadka Dawladda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo Wasriika CaafimaadkPuntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke oo galabta markale booqday Cusbitalka...
Kulan balaaran oo si wadajir ah ay usoo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika, hey'ada action support iyo...
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Maxamed Cabdi Abiikar oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay...
Xildhibaan Maryan Cariif ayaa maanta daah furtay tababbar ku saabsan tayaynta hal abuurka ku qoran afka hooyo oo loo qabtay...
Barnamijka Kulanka todobaaddka oo ka mid ah Barnamijyada, sida wadajirka ah uga baxa Raadiyaha iyo TVga Qaranka maalinta jimca ah...
Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa soo dhawaysay meel marinta qorshaha Nidaamka Siyaasadda arrimaha dibada ee ay Golaha Wasiirada kulankoodii shalay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho