Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcale iyo qaar ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed ayaa maanta...
Geneva:- Ra'isul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo wafdi la socdo oo ay ka mid...
Magaalada Muqdisho ayaa maantalagu qabtay munaasabad lagu xusayay 10-ka December oo ah maalinta uuc aalamka u aqoonsaday maalinta xuquuqul insaanka,...
Munaasabadan oo aheyd mid loogu dabaal dagayey xuska maalinta caalamiga ah e xuquuqul insaanka oo ay qabatay Wasaaradda haweenka iyo...
Maanta oo ay ku aadan tahay munaasabadda maalinta caalamiga ee xuska Xaquuqul Insaanka, ayaa Guddiga Xaquuqul Insaanka ee Soomaaliya ,...
Shirka Golaha wasiiradda ee Xukumadda Soomaaliya oo uu manta shir Guddoomniyey wasiirka Amniga gudaha Cabdirisaaq Cumar ayeey ku meel mariyeen...
Kulanka Dhaqanka oo ay soo qaban qaabisay hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Dhinaca Dhaqanka iyo Waxbarashada ee UNESCO ayaa looga...
Iyadoo maanta la xusayo Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha, ayaa Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa uu...
Kulankaan oo ahaa mid todabaad leh islamrkaan uu taliyaha ciidanka xooga dalka S/gaas Maxamed Aadan Axmed oo la yeeshay saraakiisha...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaran Mudane Axmed Cali daahir ayaa ugu baaqay dhamaan Hay`adaha Dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed in la...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho