Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ayaa maanta furay aqoon isweydaarsi ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha Hoose...
Xaflada xil wareejinta ah ayaa waxaa ka qayb galay mas’muuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay ka...
Warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay dhaq dhaqaaqa ay kooxda Daacish (ISIS) ka wado dalka Liibiya. Qaramada Midoobay...
Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dood ka yeelanaya codsiga ka yimid Raysalwasaare David Cameron oo soo jeediyey in la ansixiyo in ciidamada...
Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Galmudug Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray...
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Avv. Caydiid C/laahi lka-xanaf ayaa Dalka dib ugu soo laabtey ka dib isago ka qeyba...
Wasiirka Batroolka iyo Tamarta ee Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa magaalda Nairobi ka furey shir looga Hadlaya Batroolka Soomaaliya. Shir...
Howgalkani oo ahaa mid lagu xaqiijinayay ammaanka Caasimada dalka ee Muqdisho islamarkaana ay fuliyanayeen Ciidamada Booliska Soomaaliyeed...
Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka Adduunka oo 01-da December ku beegan ayaa waxaa lagu qabtay Muqdisho, iyadoo...
Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan la socodka Dastuurka KMG ah ee dalka ayaa maanta waxa ay cutubyo ka tirsan dastuurka ee...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho