Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen degaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab....
Ibraahim Faarax Bur-saliid oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa shacabka ugu baaqay in ay midoobaan si ay dalkooda uga difaacaan...
Taageerada Turkigu waa mid ka badan inta aan ka og nahay, hay’ada TIKA ayaa wax badan ka qabatay la dagaalanka...
Dowladda Faransiiska ayaa shaacisay in xaalad deg deg ah la geliyay dalka kadib markii in ka badan 120 qof lagu...
Dadka ku dhaqan deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa ku guuleystay inay kala eryaan maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab,...
Shaqaalaha Dowlada Hoose Xamar ee uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Ku...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda marnaba aysan...
Tabarkani loo qabtay shaqaalaha wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa waxaa lagu baranayay qaabka tirakoobka dadka iyo guryaha, iyadoo...
Muqidisho, 13, Nov, 2015…..Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib ...
Maanta oo ay taarikhdu tahay 13 November, 2015 oo Jimce ah ayaa Mudane Cabdixakiim Ugaas Cali Yasin Danjiraja Jamhuuriyadda...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho