Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda Xarunta Golaha shacabka waxa ay uga doodi doonaan dib u eegista Miisaaniyadda Dowladda ee...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo mas’uuliyiin kale...
Caleemo saarka Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, Odayaal dhaqameed, iyo marti sharaf kale...
Siminaarka oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardeyda wax ka barata dalka Kuwait oo fasax waxbarasho dalka dib ugu soo...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhoweynayay Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahne duqa...
Ciidamada Hey’adda NISA gaar ahaan ciidanka gurmadka gorgor ayaa howlgallo amniga la xiriira ka sameeyey qaar ka mid ah waddooyinka...
Tababar ku aadan xoojinta amniga ayaa maanta xarunta degmada Wadajir looga furay guddiga nabad gelyada degmadaasi, ayadoo ay ka qeyb...
Munaasabadaan oo ahayd isdhexgalka bulshada shacabka ku nool degmada Waaberi iyo ciidanka booliska ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Dalka Talyaaniga Danjire Muuse Xasan Cabdulle oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in xarunta safaaradda...
Cilmi baaris cusub oo ey sameeyeen qubarro mareykan iyo yurub ah oo lagu daabacay wargeeska lagu magacaabo Electromagnetic Biology &...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta maanta ah xarigga ka jaray Dugsiga...
Soomaaliya waa qaran ka mid ah dalalka Afrika ugu geesisan taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu qaaradda ku fidayay si fudud,...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay...
Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari hubeysan uu isticmaalo mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho