Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa magaalada Qardho shir kula yeeshay waxgarad iyo aqoonyahanno kasoo jeedo deegaankaas, kulankaas ayaa ula...
Wasiirka Arrimaha Gudaha mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen "Odawaa" iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Jowhar ee...
Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa sheegtay in tallaabo adag ay ka qaadayso ciddii lagu helaa inay ka qeyb qaadatay dagaal...
Isutaga Urur Weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ugu baaqday Ganacsatada iyo shaqaalahaba inay ka qeyb qaataan Mashruuca Dalkaaga Dhiso oo lagu...
Wararka naga soo gaaraya tuulada Ceel-guduud ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in salaaddii maqrib kadib uu dagaal ka qarxay Buuraha...
Jaaliyadda Soomaliyeed ee dalka Angola ayaa maanta iskugu timid kulan ballaran oo lagu weyneynayo dhalashada Nabi Muxammad (NNKH) isla markana...
Gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada Qalabka sida oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka XDS ayaa gaaray magaalada Beledweyne...
Rajeb Dayib Erdogan Madaxweynaha Dalka Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in uu bad baadiyay nin sabool ah oo doonayay in uu...
Waxa magaalda Muqdishio gaar ahaan garoonka Wiish ka furmay horyaalka kubadda kolega 2015-16, waxaana xafalada furitaanka ka qayb galay mas'uuliyiin...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale "Madaale" ayaa maantay dhagax dhigay masaajid Loo dhisayo Áqalka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho