Abaan duulaha qaybta 21-aad ee ciidanka XDS G/sare C/laahi Aadan Xuseen (Cor Cirro) oo gaaray degmada Cabuudwaaq ayaa booqday ciidamo ka...
Roobabkan oo watay dabeylo aan sidaa oo xoogganeyn ayaa saacado badan oo maanta ah ka da’ayay degmada Mahadaay iyo nawaaxigeeda,...
Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta calanka oo ku asteysan 12 Oktoobar ayaa lagu qabtay caasimadda dalka Kuwait. Munaasabada waxaa soo...
R/wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta furay kulan looga hadlayay xaaladda xuquuqul Insaanka dalkeenna, kaasoo lagu qabtay Muqdisho. Shirkan uu...
Mudaneyaal Lifaaqa hoose waxaa ku jira qodobbada xalinta mooshinka laga soo gudbiyey Madaxweynaha 12kii August 2015 ayadoo lifaaqa kalena uu...
Kulan lagu soo afjarayey Qodobadii ku xusnaa Mowshinkii Madaxwayna jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh, Maxamuud ay ka keeneen xubno ka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Side ayaa beenisay eedeymaha sheegayo inay fuliyaan xukuno Shacbiyadeed . Guddoomiyaha maxkamadda darajada Koobaad ee ciidamada qalabka...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta degmada Kaxda. Xarunta cusub...
Sawir qaade Maxamed Cabdulaahi "Feereeysane"
Shir looga hadlayay sidii loo dhisi lahaa ciidammo heegan ah oo uu yeesho gobolka Bariga Afrika ayaa ka furmay magaalada...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...
ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho