Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa manta kulan la qaatay xubno ka tirsan golaha naafada Qaranka Soomaaliyeed. Kulankan qadada ah...
Gudiga Shaqaalaha Rayidka QEEXID SHAQO Cinwaanka Shaqada:Wasaarad/Wakaaladda:Waaxda:Heerka Darajada/Nooca:Waxa uu hoos tagayaa : Mushaarka: Saacadaha: Goobta: Agaasimaha Waaxda Iskuduwidda...
R/wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid ayaa manta dhagax dhigay dhismaha xarun laga hagi doono diyaaradaha maraya...
Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Egn Saalax Sheekh Xuseen oo Warbaahinta Qaranka kula hadlayay Maanta Garoonka...
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta waxaa uu dhagax dhigay xarunta laga Hagi doono...
Munaasabaddan waxaa ka qeybgalay wasiirka Caafimaadka,wasiirka kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda,wasiirka haweenka iyo xuquuqda Aadanaha,wasiir ku Xigeenka Caafimaadka ,xildhibaano, Dhakhaatiir,qaar kamid...
Xalfaddaan oo ahayd mid Tababar loogu soo xirayay in kabadan 30 Haweenka ah oo Bartay Xirfadda Tolista Harqaanka ayaa maanta lagu qabtay ...
Waxan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Fursado shaqo oo ka banana wasaaradda Cadaalada Xukuumadda Federalka Soomaliya. Fursadda 1aad waa:-TERMS OF...
DowladdaTurkiga ayaa Sheegtay in ay kor u kacday tiradii dhimashada ee Qaraxyadii ka dhacay dibadbax nabadeed oo ka socday magaalada...
Tababarka garsoorka Soonka 5-aad (Zone V Referees Clinic) oo Magaalada Muqdisho 6 Octoobar uga furmay garsoorayaasha Soomaaliya iyo Masar ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...
ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho