Dhamaan ardayda iyo waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho iyo Mustaqbal ifaya, kana soo baxay Dugsiyada Saree ee Dalka, waxaa la...
Amarkan ka soo baxay maamulka magaalada baladweyne eek u aadan mamnuucista gaadiidka miraayadaha beensalka leh ee dhexmara magaalada ayaa looga gol leyahay...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweeyd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyagoo...
Maamulayaasha duulimaadyada rayidka ee Kenya ayaa sheegay in hawada la xirayo muddo 50-daqiiqo maalinta jimcaha marka uu ka soo...
Taliyihii hore ee Ciidamada XDS Jeneraal Yuusuf Xuseen “Dhuumaal” kana mid ah Saraakiisha Ciidamada oo isaga oo ku sugan Magaalada...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay howlgallada ciidamada xoogga dalka ka wadaan gobollada dalka iyo qabsashada magaalada Baardheere. Wasiirka warfaafinta...
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayaa maanta loo sameeyay gabagabada Aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan ee ay iska...
Xilli maalinta Barri ah ay dhacayso munaasabadda lagu caleemo saarayo madaxda dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa magaalada Cadaado gaaray wufuud...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta kulan sagootin ah u sameeyay qaar ka...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mahadnaq ballaaran u jeedinaysaa dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee garab-istaagga iyo taageerada buuxa u muujiyay...
Munaasabad kooban oo lagu daahfurayay xarunta cusub ee Hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta ee NIRA ayaa lagu qabtay magaalada Ceeldheer ee...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, held a telephone conversation on Wednesday with his...
The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has made a historic announcement declaring significant progress...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho