Muqdisho, September 27, 2015-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho,...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay danjireyaasha dowladaha...
Munaasabadan oo ay ku soo bandhigayeen ardayda wax ka barata Jaamacadda Plasma, isla markaana loogu dabaaldagayay sanadguuradii ka soo waregatay...
Munaasabad kooban oo lagu soo dhaweenayay afar boqol iyo kontan Arday oo kamid ah dufcadii labaad ee u fariista Jamacada...
Munaasabadaan lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee dalxiiska oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda...
Taliyaha ciidanka booliska ayaa manta tababar magaalada Muqdisho uga furay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo kala yimid gobolada dalka....
Mas’uuliyiinta maalintii labaad ku sugan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxaa u hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose...
Howlo lagu caro tuurayo goobaha inta badan oo ka fataho webiga Shabeele ee mara degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha...
Waxaa Magaalada Amsterdam ee wadanka Netherlands, lagu qabtay Tartanka Cayaaraha Fudud (ORODKA) ee HIRDA, kaasi oo markii 2-aad isla sanadkaan...
Muqdisho, 26 October: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqasho saddex maalmood ah ugu ambabaxay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho