Ugu yeraan 717 Xaaji ayaa maanta ku geeriyootay magaalada barakaysan ee Maka gaar ahaan deegaanka Mina ka dib markii is...
Kumanaan dadweyne ayaa manta ka soo qeybgaley munaasabada salaada ciida barakeysan ee Carafo waxan siwadajir ah loogu tukadey garoonka kubada...
Iyadoo maanta ay tahay Maalintii ugu horreysay ee Ciidul Adhxa ayaa waxaa Muslimiinta ku nool Magaalada Tromsø oo ay Soomaalida...
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalintii koowaad ee Ciidul Adhxa ayaa magaalada Gaalkacyo laga dareemayo damaashaadka ciida waxaa boqalaal...
Fanaan ka tirsan Kooxda Xidigaha Geeska oo booqasho ku yimid Muqdisho ayaa farxadda ciidda kala qeyn qaadanaya bulshada ku dhaqan...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada sida looga ciiday Muqdisho. Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli Maxamed
Marwada madaxweynaha Qamar Cali Cumar oo ay wehlisay guddoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gabballe iyo mas’uuliyiin kale...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha...
Boqolaal Soomaali ah ayaa saakay si wadajir ah ugu wada dukaday salaadda ciida masjidka Soomaalida ee ku yaala magaalada Pretoria...
Akhristayaasha sharafta leh halkani waxaan idiin ku soo bandhigeynaa barnaamijka Fanka iyo fanaanka ee Radio Muqdisho oo muuqaal ah Daawasho...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho