Boqolal Xujey ah ayaa sanadkani ka baxaysa dalka Maraykanka, iyadoo la dareemayo diyaar garow xoogan, ilaa 2,00 oo Xujey ah...
Kulan si weyn loogu soo dhaweynaayey Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhin jiray Kenya Maxamed Cali Americo ayaa waxaa lagu...
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa si kulul u cambaareeyay...
Tartan kubadda kolleyga ah oo qeybh ka ah soo nooleynta dhaqanka ayaa maanta lagu qabtay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir,...
Wefdigan ka socday hey’adda culimada dalka Suudaan ayaa waxaa hogaaminayay guddoomiyaha hey’adaas Dr Cisaam Al-Bashiiri waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan...
Muqdisho, September 1,2015-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday saaka...
Arday gaaraysa 65 ayaa maanta siminaar loogu soo gabo gabeeyay Muqdisho, kaasi oo lagu barayay xirfado ay ku shaqeystaan oo...
Kulankaan oo ahaa kulan talo wadaag ah oo ay ka qeybgaleen Guddoomiyeyaasha dhallinyarada gobollada Hiiraan, Jubbooyika, Gobolka banaadir iyo qaar...
Mogadishu, 1 September 2015: Wakiilka gaarka ah ee Miowga Afrika u qaabilsan Soomaliya Danjire Maman Sidikou ayaa cambaareeyay weerar maanta...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday dowladda Mareykanka taasoo ay hogaamineysay...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho