Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta waxay muqdisho ku soo bandhigtay hub ay lahaayeen maleeshiyaadka al Shabab...
Munaasabad ay ku qalin jebinayeen ardaydan baratay Kalkaaliso iyo Umulisonimada ee Jaamacadda Bakhdaad ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka Jaamacadda,...
Hay’adda cilmi barista badaha Soomaaliyeed ayaa tababar u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adaasi, kaasi oo ku saabsanaa cilmiga...
Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa qorsheynaysa in Gudniinka Fircooniga laga mamnuuco dhammaan...
Gudoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo barakacyaasha Qaranka Soomaaliyeed Axmed C/kariin Nuur ‘’Axmed Daahir”, ayaa sheegay in Shir Caalami ah oo ku...
Ciidamada hey’adda nabadsugidda Qaranka iyo kuwa AMISOM ayaa waaberigii saaka howlgallo ka billaabay xaafado ka mid ah degmada Hodan ee...
Inkabadan boqol ruux oo tahriibayaal ah ayaa lagu la’ yahay badda Medetereraneanka kadib markii doon ay saarnaayeen ay kua dagtay...
Deegaanno hoos yimaada degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in lagu duqeeyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan...
Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa la sheegay in ku dhawaad 50 qofood ay ku sumoobeen raashin ay ka...
Aqoon isweydaarsigan oo loo qabtay macalimiinta jamacadda Soomaaliya ayaa socondoono muddo sedex maalmood kaasi oo ay casharro ka bixinayaan macalimiin...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Muscat ee Dalka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muscat...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho