Askar ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta tababar sare loogu qaadayo aqoontooda looga furay dugsiga Jeneraal Kaahiye ee magaalada...
Tababarkan oo ay bixinayeen khuburo xagga sharciga ah oo ka socota Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta loo furay...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay kaga doodeen siyaasadda ugu haboon ee loo jiheynayo geeddi socodka...
Kaddib kulan ay wada yeeshay wasiirka Arrimaha dibadda iyo xariirka Caalamiga ah ee Wadanka Koofur Sudan Dr Barnaba Marial Benjamin...
INDIA (Radio Muqdisho) Shilkan ayaa ka dhashay markii ay isku dhaceen labo Train oo rakaab ah gobolka Madhya Pradesh ee...
Xag-jirnimadu waa in qof ama kooxi ku talax tagto waxa ay rumeysan tahay,ilaa heer ay wax yeello ku keento bulsho...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa magaalada xarunta dowlada hoose ee magaalada Nairobi kulan...
Carruurtaan Agoonta ah ee kunool Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa loo qaybiyay Deeq Raashin ah taas oo...
Jaamacadda City ayaa marki seddexaad u direysa aradayda jaamacadda tababaro dibadda ah oo ay aradda ka soo faaideystaan korna ugu...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeellaha dhexe mudane Cabdi jiinow Calasow oo waraysi dhinacyo badan Taabanaya siiyay Idacadda Qaranka ayaa ka...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Muscat ee Dalka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muscat...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho