Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ah lataliyaha Wasiirka Warfaafinta ee dhanka Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in shirka maanta ka...
Ciidamada amniga ee dowladda ayaa saaka si aad u adkeeyay amniga waddooyinka magaalada Muqdisho, maadaama uu maanta magaalada ka furmayo...
Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegay in ay sii balaaran doonaan dadaalkooda ku aadan gacan siinta ciidanka Dolwladda si meesha looga...
Shirka caalamiga ah oo looga hadlayo Hiigsiga 2016 ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho,...
“Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi Raajicuun, Dalada Haweenka Hurumarinta Saxaafadda Soomaaliyeed ee WOMDU ayaa waxa uu tacsi u dirayaan dhamaan...
Muqdisho, 28 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Nabadoon Mukhtaar Sheekh Axmed Maxamed Xasan oo ka mid ah nabadoonnada Soomaaliyeed ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Cadale...
Guddoonka baarlamaanka ayaa soo saaray go'aan wada jir ah oo ku saabsan doorashada 2016-ka Hadaba Linkiga hoose ka akhriso go'aanka oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisa ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir ‘Maareeye” ayaa maanta xafiiskiisa...
Wasiiro, Xildhibaan, Jaamacado, Ururada bulshadakale ayaa ka qeyb galay munaasabad shahaado sharaf howlkarnimo oo ku aadan sare u qaadidda tacliinta...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muscat...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho