Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa soo xaadiray 141 Xildhibaan, waxaana ajandaha ugu horeeya uu ahaa akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka...
Allaha u naxariistee marxuum Cabdullaahi Xuseen Maxamuud Baantuu oo ka tirsanaa mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kooxo hubeysan...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay qeybaha bulshada ee degmada Cabudwaaq kuwaasi oo kala...
Muqdisho, July 25, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay dilkii arxan darada ahaa...
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ka fuliyay waddooyinka soo gala magaalada Muqdisho, kuwaasi oo looga gol’leeyahay...
Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta kulankooda ugu horeeyay yeeshay ayaa loo qeybiyay dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug, si ay dib...
Kulan dhex maray wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga Mr Mevlüt Çavuşoğlu iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga mudane danjire Maxamed...
Mogadishu, 25 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaan Maanta Shir Guddoomiyey Kulankiii Maamulka Gobolka Banaadir...
Taliska Ciidamada xoogga dalka ee qeybta 60-aad ayaa faahfaahin ka bixiyay baaritaano lagu helay waxyaabaha Qarxa oo ay ka sameeyeen...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuql Insaanka Qaranka, Dr Maryan Qasim ayaa kulan heer sare ah la yeelatay wafdi ka socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho