Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda Maanta uga hadli doona Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka la Dagaallanka Argagixisada iyadoo Baarlamaanka...
Dowladda Masar ayaa xabsiga ka sii deysay Muwaadiniin Soomaali ah, kadib markii ay dowladda ogaatay in Dadkaasi ay si sharci...
Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka baay ayaa sheegay in kooxda argagixisada ah ee alshabaab ay xasuuq u gaysteen dadka degmada...
Muqdisho, 24 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku qaabiley Wasiirka Iskaashiga Caalamiga,...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan baarlmanka dowlad goboleedka...
Dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho ayaa Jimco kasta u dabaal tagay xeebta bilicda san ee Liido, waxaana Jimcihii maanta u...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada...
Afar sano ka hor guud ahaan xaalada Soomaalıya waxay aheyd mıd aad halıs u ah, waxaa wadanka ku dhiftay abaar...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay Howsha Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka iyo...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga Africa ee AMISOM ayaa Gudaha u galay goor dhow oo si rasmi ah...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuql Insaanka Qaranka, Dr Maryan Qasim ayaa kulan heer sare ah la yeelatay wafdi ka socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho