Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu gaaro Magaalada Nairobi ee xarunta dalka...
Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa maanta muqdishio ku qabtay ciyaarayo lagu xusayo maalinta Olombikada Adduunka oo ku beegnayd 23 June,...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Cadaado kaga qeybgaley munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne...
MUNAASABADAN AY SOO QABAN QAABIYEEN JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN WADANKA INGIRIISKA GAAR AHAAN MAGAALADA LONDON AYAA UJEEDKEEDU AHAA IN...
Tababarkani oo loo qabtay dhalinyaro kalkaaliyaaal caafimaad ah ayaa laga soo kala xulay MCH-yada degmooyinka gobolka Banaadir iyo qaar ka...
Cadaado, 23 Luuliyo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo...
Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abdiraslam Ahmed Caato, oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay in Ra’iisul...
Muqdisho, July 23, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer...
Munaasabadda Caleema saarka madaxweyanaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed oo ka socota Magaalada Cadaado ayaa qeybta hore ee...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuql Insaanka Qaranka, Dr Maryan Qasim ayaa kulan heer sare ah la yeelatay wafdi ka socda...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho