Hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaacisay in weerarkii xalay ciidamo gaar ah oo hay'adda ka tirsan ay ka...
Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Kenya ayaa bari oo ay taariikhdu tahay 23-06-2015 si rasmi ah u shaqo bilaabi doono,ka dib...
Mogadishu, 22 June 2015 – Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay...
Munaasabad Loogu dabaal dagayay maalinta Qaxootiga adduunka loo iclaamiyay 20-ka Juun ayaa lagu qabtay deegaanka Venda oo hoos yimaada gobolka...
Muqdisho, June 22, 2015……Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda, saraakiisha Ciidamada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Cadaado uga qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xildhibaannada...
Muqdisho, 22 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay tallaabadii dhowaan uu qaadey...
Afhayeenkii xukuumadda Soomaaliya Mudane Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii afhayeenimo, isagoo is...
Deeqdan raashinka oo Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo saraakiil ka socotay saldanadda Cumaan ay u qeybiyeen in ka badan 1,500 qoys...
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay hoolka uu ka socday shirka maamul u sameynta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho