Munaasabadaan oo aheyd mid lagu xusayey maalinta carruurta Africa, isla markaana ay soo qaban qaabisay wasaaradda haweenha iyo xuquuqul insaanka...
Hay’ada samafalka Hormuud Foundation deeqdaan ay gaarsiisay xabsiga dhexe ee xamar maxaabiista ku jirta oo ay ugu talo gashay in...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa u fariisatay dhageysiga dacwad ciqaabeed loo haystay saraakiil ka tirsan...
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa bulsahda u soo bandigtay fursado shaqo oo ka banaan, kuwaasi oo...
Guddiga furlinta Soonka shanaad ee Gos ayaa kulan ay uga doodayaan dastuur uu yeelanayo Soonka ka ku yeeshay magaalada muqdisho,...
Munaasabadan oo lagu maamusaayey dabaal dega todobaadka dhaqanka iyo farshaxanka qayb ka ah Barnaamijka soo nooleynta dhaqanka ayaa lagu qabtay...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdi raxmaan Maxamed Xuseen {Odawaa} oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Johannesburg ku shir guddoomiyay kulan uu isugu yeeray hoggaamiyeyaasha...
Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa gelinkii dambe maaanta waxaa lagu soo gebagebeeyay koob loogu magacdaray dhiiragalinta maxaabiista ku xiran xabisga...
Waxaa xarigga laga jaray Xarunta Hanuuninta iyo daaweyn kutalax-tagga diinta, waxaana ka qayb galay xafladan Wasiirka arrimaha Amniga, Wasiir key...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo afar maalmood...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho