Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee dalkan UK kuwaas oo daneynayay in...
Boqolaal qoys oo ka mid ah qaxootiga ka soo barakacaya dalka Yemen oo gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan...
Ku dhawaad Todobo kun oo arday Soomaaliyeed ayaa maanta u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ee ay Wasaaradda Waxbarashada Waxbarashada ka qaadeyso ardayda...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa ka qeyb galay munaasad ku saabsan soo nooleynta...
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad ku saabsan daahfurka daraasadda sare ee Jaamacadda oo...
Wasaarada Xanaadanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ayaa maanta daahfurtay mashruuca ka hortaga xaalufka dhirta, waxaana ka soo qayb galay Wasiirka...
Ifraax Macalin Axmed oo ah Gabar Soomalaiyed oo u ololeysa arrimaha xaquuqal insaanka isla markaana dhawaan ku guuleysatay biladda haweenka...
Johannesburg, 14 June, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 25-aad ee...
Maxkamadda dambiyada caalamiga ah oo loo soo gaabiyo ICC ayaa dowlada Koonfur Afrika waxaa ay ka codsatay in ay xirto...
Ka dib munaasabad kooban oo maanta ka dhacday xarunta safaaradda Talyaaniga ay ku leedahay magaaladda Muqdisho oo ay ka qeyb...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho