Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta shir guddoominayay shirka todobaadlaha...
Muqdishu, 31 May 2015: Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka waxaa farxad u ah in ay ka warbixiso in sahanka shidaalka laga...
Qaban qaabo xoogan oo loogu jiro soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid oo maanta...
Wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” oo howlo shaqo u jooga gobolka Galgaduud ayaa...
Muqdisho, 30, May, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa gaarey degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxana Wasiirka socdaalkiisa ku weheliyey...
Maamulka Degmada Balcad ee gobalkan Shabeellaha dhexe ayaa kormeer howleed ku tegay meelaha uu fatahaadda ka geystay webia Shabeelle, si...
Qeybaha bushada ku dhaqan magaalada Beladweyne ayaa bilaabay in ay dib u dayactiraan waddooyinkii ku xirmay roobabkii dhawaan ka da’ay...
Howlgalkan ciidanka hay’adda Nabad sugida iyo Sirdonka Qaranka ay 19 bishaan ka sameyeen deegaanka Tareedisho ee duleedka magalada Muqdisho ayaa ...
Mogadishu , Sabti, May 30, 2015- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Khaalid Cumar Cali ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...
Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho