Shirka caalamiga ah oo looga hadlayo Hiigsiga 2016 ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho,...
“Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi Raajicuun, Dalada Haweenka Hurumarinta Saxaafadda Soomaaliyeed ee WOMDU ayaa waxa uu tacsi u dirayaan dhamaan...
Muqdisho, 28 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Nabadoon Mukhtaar Sheekh Axmed Maxamed Xasan oo ka mid ah nabadoonnada Soomaaliyeed ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Cadale...
Guddoonka baarlamaanka ayaa soo saaray go'aan wada jir ah oo ku saabsan doorashada 2016-ka Hadaba Linkiga hoose ka akhriso go'aanka oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisa ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir ‘Maareeye” ayaa maanta xafiiskiisa...
Wasiiro, Xildhibaan, Jaamacado, Ururada bulshadakale ayaa ka qeyb galay munaasabad shahaado sharaf howlkarnimo oo ku aadan sare u qaadidda tacliinta...
World Hepatitis Day 28, July, 2015 Prof/Dr. Osman Mohamud Dufle Cudurka cagaarshowga ama jooniska waa cudur dhibaato weyn ku haya...
Jeneraal Cabdiraxman Maxamed Tuuryare oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa kormeer ku tagey xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Kismaayo iyo...
Kadib maalmo xiriir ah oo Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug ay dib u eegis iyo wax ka badalis ku wadeen Dastuurka...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho