Siminaarkani oo lagu baranayo casharo la xiriira dhibaatooyinka Qaadka ee dhinacyada caafimaadka iyo dhaqaalaha uu u leeyahay bulshada ayaa magaalad...
Ku dhawaad 20 dhallinyaro ah ayaa tabar lagu barayo caafimaadka waxa uu saaka uga furmayaa Degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud,...
Cayaartooyda Kubadda Kollayga ee matalaya magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu wadaa in ay u amba baxaan caasimada Daara-salaam ee Wadanka Tanzania,...
Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay si wada jir ah u booqdeen xabsiga dhexe...
Guddoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu la kulmey Guddoomiyaha Gobolka Ankara Mehmet Kılıçlar, oo ay ka wada...
Kulankaan oo ay soo qaban qabisay Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya ku nool ayaa waxa looga arrinsanayey sida gar gaar loogu...
Bandhigga soo nooleynta Farshaxanka, Cayaaraha iyo Dhaqanka oo maalmahan ka socday magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabo gabeeyay garoonka kubadda...
Muqdisho, 24. May, 2015----- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey dilkii shalay...
Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan dalka Kenya ayaa sheegtay in boqolaal Soomaali qaxooti ku ah xeryaha Dhadhaab ee Kenya ay codsanayaan...
Madaxweynaha Maamulka Putland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xerada uu booqday waxaa ku sugnaa Qunsulka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Asmalaash...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho