Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Cabdulle ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho guddiga bad-baadinta iyo samata bixinta...
Isbitaalka Dhimarka ee Cosoble oo laga furay xaafadda Cali Geeddi ee degmada Kaaraan ayaa qaabila dadka qaba xanuunsanaya Dhimirka, kuwaasoo...
Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka imaaraadka Carabta u fadhiya...
Kulanka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya maanta ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho oo uu shir gudoominayay Prof Maxamed Sheikh Cusmaan...
kulan loogu diyaar garoobayo qaadista imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2014 iyo 2015 ee deegaannada Puntland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe, waxaanakasoo qeybgalay...
Ololahan lagu ciribtirayo ururka gumaadka ummadda soomaaliyeed ee UGUS Ayaa maanta ka bilowday dagmada C/casiis ee Gobalka Banaadir,waxaana halka Uu olalohaan wacyigalinta...
Wasiirka amniga gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta...
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nikolas kay ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga warbxiyay...
Howlgalkan oo ay si wada jir ah u fulinayeen ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda, Ciidanka Booliska iyo kuwa AMISOM ayaa...
Kulan balaaran oo ay isgu yimaadeen qeybaha Soomalida ku nool wadanka Holland ayna ka soo qeybgaleen madax ka tirsan Laamaha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho