Kulan looga hadlayay maaraynta deeqaha Dowladda Soomaaliya caalamka ay ka hesho islamarkaana uu soo qaban qaabiyay xafiiska xiriirka deeqaha Soomaaliya...
Dood wadaagan ku saabsanaa badbaadada saxafiga oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Relief International iyo Internews...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ku soo laabtay dalka kaddib markii uu ka soo...
Ciidamada ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan inta u dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Bula Burde ayaa saacadihii...
Guddoomiyaha guddiga dib u hishiisiinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in...
Akhristayaal waxaan halkaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada munaasabado ka kala dhacay Degmooyinka Dharkeynley iyo Warta Nabadda Oo Xariga Looga...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahana Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxmed Xussen Muungaab ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda...
18 Febraayo 2015, Mekelle:- Ethiopia: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah magaalada Mekelle...
Agaasimaha Guud ee Xafiiska Maaraynta Bay’adda ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha Maxamud C. X. Xaashi oo Socdaal ku tagay dalka Switzerland...
Kaaliyaha Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, ahna taliyahii hore ee nabad sugidda gobolka benaadir ayaa maanta dalka dib ugu...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...
Muqdisho, Khamiis, 18 Diseembar 2025:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay doorashooyinka...
Ururka 161-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya cutubka gawaarida gaashaaman ee MU ayaa howlgallo qorsheysan oo amni xaqiijin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho