Xildhibaanadan maanta kormeerka ku tagay deegaanka Gidhays oo 20-Km dhinaca Koofur bari ka xiga degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa...
Muqdisho, 09, May, 2015...Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid, oo ay wehliyaan Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka mudane Maxamed Cumar...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay xilliga kama dambeysta ah ee la qaadayo Imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ee...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa loo qeyb-biyey barnaamijka Xukuumadda oo faah-faahsan kaddib markii...
Roobab xoogan oo todobaadyadii u danbeeyay ka da'ayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa saameeyn ku yeeshay isu socadkii...
Madaxa Hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR, Antonio Guters oo uu wehliyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha ee...
Muqdisho, Sabti 09 May 2015 : Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu dhaariyey...
Mogadishu, 09 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Isu-duwaha howlaha gar gaarka bani’aadanimo ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa Philippe Lazzarini ayuu si guud uga hadlay arimaha bani’aadanimada, xiritaanka...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu horumar ka samaynayo dhinaca dowlad-dhisidda, taas oo horseedi...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho