Wafdi xildhibaanno ka tirsasn Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduuud, halkaas oo si weyn loogu...
Muqdisho: Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shirweyne ay maanta ku qabatay Huteelka...
Wasaaradda Caafimaadka oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii seddexaad muddo...
https://youtu.be/6hev2Z6Ux98 Tarjumada hadalka John Kerry Sharaf ayey ii tahay maanta inaan noqdo xoghayihii uga horreeyey Mareykanka oo booqasho ku yimaada...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka taageerayaan arrimaha ammaanka, siyaasadda, bani'aadamnimada iyo dhismaha ciidammada qalabka...
Xogahayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry ayaa kulamo kula leh magaalada Muqdisho, masuuliyiinta dowladda Soomaaliya, maddaxda maamullada gobollada iyo...
Guddoomiyaha G/banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" ayaa Maanta Ku soo wareejiyey dhismaha iyo xafiisyada Xarunta...
Guddoomiyaha G/banaadir ahna duqa Maqaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab"ayaa dhagax dhigay Waaxda Sedexaad Degmada Boondheere ee G/banaadir. Guddoomiyaha...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo kulamo la leh Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiir Amniga gudaha ayaa xalay kormeer ku tagay afar saldhig oo ay ciidanka booliska ku leeyihiin qaar ka mid ah...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho