Gudoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho jeneral Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab ayaa tacsi u diray Eheladii Iyo Asxaabtii uu ka...
Munaasabadan oo ahayd mid uu xilka kula waregaayay taliyaha cusub ee ciidanka booliska Soomaaliya sareeye guuto Maxamed Sheikh Xasan Xaamud...
alla ha u naxariistee Abwaan Maxamed Cumar Nuur Nidaamiye oo ka mid ahaa bahda fanka Soomaaliyeed mudo dheerna ku jiray...
alla ha u naxariistee abwaan Nidaamiye oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed mudo dheerna ka howl galayay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed...
Shirkaas wasiirada caafimaadka wadamada Jaamacada Carabta ugu soo gabagaboobay dalka Masar ayaa waxaa Soomaaliya uga qayb galay wasiirka caafimaadka xukuumada...
GurayXaaji Xasan milkilaha hotelka Maka Al-mukarama oo ay wajigiisa ka muuqato farxad ayaa sheegay in uusan wax niyada jab ah...
Isu soo baxaan ay maanta sameeeyeen bulshada degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ahaa mid uu maamulka degmadaasi...
Munaasabadaani oo lagu taageerayey Ifraax Macallin Axmed oo u taagan billadda xuquuqda haweenka Africa iyadoo ka wakiil ah haweenka’ Soomaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxmuud oo warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo badan oo haatan...
Sii hayaha wasiirka beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kormeeerkaan uu ku tagay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe waxaa ku wehlinayay...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho