Madaxweynaha Soomaaliyda mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba, halkaas oo...
Alle ha u naxarsitee abween Maxamed Cumar Nuur “Nidaamiye” oo shalay ku geeryooday maqaalada Muqdsiho ayaa maanta lagu aasay...
Wasiirada Arrimaha Dibadda Dowladaha Kenya Iyo Ethiopia ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu gaaro magaalada Kismaayo oo uu ku sii...
Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa howlgalo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Beydhabo ee xarunta...
Kulankani lagu taageerayay ololaha joojinta cunista qaadka iyo ka hortaga dhibaatooyinka uu bulshada ku hayo ee uu wado Abuukar Cawaale...
Howlgalkani xalay ilaa saakay ciidamada Qalabka sida iyo kuwa midowga Africa ee Amisom ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Wadajir ee...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Dowladda Mareykanka, John Kerry ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay dalka Jabuuti, iyadoo Garoonka Jabuuti ay...
Siminaarkan ku saabsanaa sare u qaadidda aqoonta maamuleed iyo midda hogaamineed ee Madaxda iyo Maamulka shirkahada ganacsi ee dalka, ayna...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Cismaan Maxamed Cabdi ( Daalo ) oo ka qeyb galayey munaasabad lagu xusayey Maalinta Caalamiga ah...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho