Madaxweynaha Jahuuriyadda Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa marti ku ah barnaamijka Kulanka Toddobaadka oo berri oo Jimce ah ka...
Shirka golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee maanta waxaa shir guddoominayey R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, waxaana looga dooday guddiyo...
Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" ayaa Maanta kormeer k tagay degmada Yaaqshiid gaar ahaan...
Guddiyada joogtada ah ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dejiyay ajandaha golaha shacabka ee tobanka maalmood ee soo socota. kulanka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadi ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" ayaa ka digay in magaalada caasimadda ah ee...
Dood cilmiyeed looga hadlayay ka hortagga gaboodfallada iyo tacaddiyada loo geysto dadka jilicsan gaar ahaan haweenka iyo caruurta ayaa maanta...
Muqdisho, 07, May, 2015......Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa maanta furay shirka billaha ah...
Munaasabadda Caleema saarka Baarlamaanka Maamulka Jubba ee ka socotay Magaalada Kismaayo ayaa goor dhow soo gaba gabowday, iyadoo madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Kulan uu shir guddoominayey Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cumar Carte oo ay ka qeyb galeen...
Munaasabadda caleemo-saarka baarlamaanka maamulka Jubbaland ee dhawaan la dhisay ayaa magaalada Kismaayo ka socota, iyadoo ay ka qeyb galayaan Wufuud...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho