Shan ka tiran maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa geeriyootay todobo kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii iska hor imaad uu ku...
Golaha qurba joogta Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka wax ka qabato dhibaatooyinka lagu hayo dadka Soomaaliyeed...
Dowladda Mareykanka ayaa liiska argagixiso ku dartay horjoogaha Ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS iyo horjoogayaal kale oo Al-Shabaab ka...
Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait oo uu hoggaaminayo Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa kulan sharafeed soo dhaweyn iyo xog-isweydarsi la yeeshay...
Muqdisho, 21 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa maanta cambaareeyay falka foosha xun ee...
Muqdisho, Aprili 21, 2015....Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo uu weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Difaaca Mudane Cabdalla...
Kulankani oo ay soo agaasimeen Hey’adda Jilaayasha aan dowliga aheyn ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya SOSCENSA ayaa waxaa ka soo...
Munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa waxaa ka qeybgalay odayaasha dhaqanka ee ka kala yimid degmooyinka...
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ay dad badani ku jireen oo ku taalla ka soo horjeedka Hotelka Centeral...
Maxkamadda dambiyada ee dalka Masar ayaa ku labaatan sano oo xabsi ah ku xukuntay madaxweynihii xilka laga tuuray ee Masar...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho