Ciidamada hay'adaha amniga ee dowladda ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay toogasho ku...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley madax ka socotey hay’adda UNHCR oo ay hogaamineysey...
Shirkan Oo uu soomaaliya uga qeybgalay Wafdi uu Hoggaaminayo M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud Ayaa looga hadlay Xaaladaha...
Caqaba, Jordan 19 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley shir madaxeed gaar...
Allah u naxariistee Marxuum Aadan Xaaji Xuseen oo ka mid ahaa golaha wakiilladda Mamulka Puntland oo shalay kooxo dhagar qabayaal...
Qoysaska Barakacayaasha ah ee ku nool Duleedka Deegaanka Tareedisho ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay codsanayaan in gurmad lala soo...
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda koofur Africa ayaa waxaa ay kulan looga hadlayay wax ka qabashada dhibaatooyinka dadka wadankaasi soo galootiga...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Ceymooy ayaa sheegay in kalluumeysatada Soomaaliyeed ay dhibaato ka haysato helitaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Boqortooyada Urdun ayaa maanta ka...
Muqdisho, April 19, 2015-----Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xuseen Maxamuud Sh, Xuseen ayaa uga...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...
Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho