Wasiirka xanaaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid oo maalmihii la soo dhaafay howlo...
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Hawlo nadaafadeed ka bilowday waddooyinka muhiimka ah...
Munaasabadani oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qeeb galay Jaaliyada Ardayda iyo gudoomiyaha dagmada xamar jajab...
Wafdiga oo u Tagay Kuwait in ay ka qeybgalaan Shirweynaha 2-aad ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga wadamada Carabta iyo Turkiga...
Aqaba, 18 April 2015, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Guddiga farsamo ee maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa magaalada Cadaado kulamo gaar gaar...
Tababarka haweenka la siiyay oo ay iska kaashanayeen Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Hay’adda QM u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha...
Mogadishu, 18 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Kulan isugu yimaadeen maamulka Gobolka Banaadir, isla markaana uu shir guddoominayay Guddomiyaha Gobalka ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen...
Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa xalay Saqdii dhexe Kormeeray Xaruumaha Ciidamada Qalabka sida ee...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...
Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho