Muqdisho, Aprili 9, 2015....Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo uu shir gudoominayey Ra’iisul...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyay magaalada dhuusamarreeb ee...
Kulankaan looga tashnay Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe ayaa waxaa lagu qabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaana...
GuddoomiyaGudoomiyaha Baarlanmaanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ay wehliyeen gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Jeylaani Nuur...
Waxaa maanta tababar loo qaaday 43 askari oo ka mid ah kuwa ilaalada Madaxtooyada Qarnka kuwaasi oo ah Dufcadii afaraad...
Wakiil gaar ka ah ee midowga Africa u qaabilsan arimaha soomaliya ahna madax howlgalka AMISOM AMB Maaman sadiiko oo manta...
Munaasibad ballaaran oo maanta lagu qabtay Degmada Dharkeenleey ayna ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir iyo qeybaha bulshada...
Isbitaalkaan oo laga hirgaliyay degmada Warta nabada ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu yahay mid ka mid ah isbitaalada ugu...
Dadka qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha Qaxootiga dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyey xayiraadda ay dowladda Kenya ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo shacabka gobollada Mudug iyo Galgaduud in ay...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha hoggaanada ciidanka Boliiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho