Waxaa maanta tababar loo qaaday 43 askari oo ka mid ah kuwa ilaalada Madaxtooyada Qarnka kuwaasi oo ah Dufcadii afaraad...
Wakiil gaar ka ah ee midowga Africa u qaabilsan arimaha soomaliya ahna madax howlgalka AMISOM AMB Maaman sadiiko oo manta...
Munaasibad ballaaran oo maanta lagu qabtay Degmada Dharkeenleey ayna ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir iyo qeybaha bulshada...
Isbitaalkaan oo laga hirgaliyay degmada Warta nabada ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu yahay mid ka mid ah isbitaalada ugu...
Dadka qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha Qaxootiga dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyey xayiraadda ay dowladda Kenya ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo shacabka gobollada Mudug iyo Galgaduud in ay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xariga ka jaray Dugsiga Hoose Dhexe ee...
Waa maxay xiriirka ka dhexeeya dhaqanka iyo Diinta Islaamka?, waa mowduuca barnaamijka Islaamka iyo bulshada ee ka baxa Radio Muqdisho,...
Tartanka xifdinta Qur’aanka Kariimka ah oo sanad waliba lagu qabto dalka Kuwait ayaa waxaa sanadkan ku guuleystay wiil Soomaaliyeed oo...
Dhuusamarreeb, April 8, 2015 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku dhawaaqay in caasimadda Dowladda...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...
Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho