Munaasabaddaan oo ahay mid lagu maa muusaayey Todobada bisha apriil oo ah maalinta uu caalamka u aqoonsaday maalinta caafimaadka adduunka...
Gaashaale sare Abdinuur Axmed Kadiye ayaa maanta booqdey Xeryo lagu tababarayo qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Xoogda dalka Soomaaliyeed,...
In kabadan 2,500 oo arday oo wax ka barata Jaamacadda Jobkey ee magaalada Muqdisho ayaa u fariistay imtixaanka Jaamacadda, kaasi...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha ayaa xilka looga qaaday Guddoomiyeyaasha degmooyinka Hodan iyo Dharkeeyn, waxaana Degmada Hodan...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegeysa in qaxooti badan oo ka soo cararaya dagaallada Yemen ka...
Wasiir ku xigeenka dastuurka Cabdullaahi Yuusuf Alankeey,ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka ee degmada Cabudwaaq ay aqbaleen inay ka qeyb galaan...
Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa ka qeyb galay bandhig dhaqameed lagu xoojinayay horumarinta hidaha iyo dhaqanka oo...
Kulan kaani oo ay isugu yimaaden odayaal dhaqmeed culuma udiin siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtay...
Muqdisho, April 6, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan socdaal shaqo ku joogay degmada Caabudwaq ee...
kulankaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda haweenka Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradaas waxaana ka qayb galay...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...
Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho