Munaasabad lagu maamusayo dib u howgalinta xaruntii Fisha Goferna ee maamulka Gobolka Banaadir oo muddo 24 sano kaddib maanta dib loo howlgalinayo...
Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa go’aan ka gaari doona Darbiga ay dowladda Keny sheegtay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in tallada siyaasadda dalka laga qeyb-galinayo shacabka si loogu guuleysto hirgelinta...
Tartamayaasha Degmooyinka Shibis Vs Gaalkacyo oo ka kala tirsan Gobolada Benaadir iyo Mudug ayaa caawa tartan aad u xiiso badan...
Peter de Clercq, ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- moon u magacaabay ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay u...
Madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb C/llahi Cali Maxamed (Baarleex) ayaa maanta soo xiray imtixaanka midaysan ee dugsiyada sare oo sanadkan...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay tayada waxbarashada Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha Diinta SoomaaliyaMudane Cabdulqaadir Sh. Cali Ibraahim (Baqdaadi) oo safar shaqo ku tagay dalka Masar ayaa saaka...
Wasiirku xigeenka wasaradda Shaqadda iyo arrimaha bulshadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasarraddaasi ayaa ka qeyb galey xaflad...
Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Somalia, Md C/risaaq Cumar oo ay wehliyaan Taliyaha NISA, Gen ...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho