Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay kalsooni siinta baarlamanka ee xukuumadda cusub. Barnaamijka ayaa waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, gudoomiyaha baarlamanka Maxamed Sh. Cusman Jawaari, iyo R/wasaaraha dalka mudane Cumar C./rashiid...
Munaasabad lagu soo dhaweeynayay xukuumadda cusub islamarkaana baarlamanka looga dalbanayay, iney ansixiyaan ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Wadajir ee...
Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa sheegtay iney ku raad joogto shaqsiyaad ka tirsan kooxda Shabaab, kuwaasoo ka haray shabakado argagixiso oo...
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland soo gaaray wefti balaaran oo uu hogaaminayo Safiirka Imaaradka Carabta u fadhiya Dalka...
Munaasabad Balaaran oo ay ka qayb galeen Mas,uuliyiin kala duwan sida Maamulka jaamacada Hormuud University Maamulka Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Waalidiin...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Cod u qaaday xiliga Codka Kalsoonida loo qaadayo golaha wasirirada Xukuumadda cusub ee Ra’iisul wasaare...
Munaasbadaan tababarka loogu soo xirayay ilaa iyo 30 Bad-maax oo muddo lix maalin siminaar ugu socday Muqdisho, isla markaana ay...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka doodaya codsi uu u soo gudbiyey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Somalia oo ku aaddan in...
Dalka Rwanda oo jaaliyadda Soomaaliyeed ay ku shirayeen ayaa saakay ka qeyb galayaasha shirkaasi oo ah kaalinta qurba joogta Soomaaliyeed...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho