Shan ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho maanta barqadii markii ay...
Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen haween Soomaaliyeed ayaa looga hadlay sidii bulshada kasoo jeeda deegaankaasi ay qeyb uga qaadan...
Doha, 17 March....Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali iyo xubno wasiirro ah oo uu hoggaaminayo, ayaa soo...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaaladda Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab” ayaa maanta Xafiiskiisa degmada Heliwaa ku qaabilay Ergayga...
Kulankan oo ahaa mid wada tashi ah isla markaana ay ka soo qeybgaleen gudiyada nabada ee degmooyinka dalka qaarkood iyo...
Kulankan ayaa u jeedkiisu ahaa sidii ay u wada shaqeyn buuxda u dhexmari laheyd hay’ada iyo madaxda Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya,...
Diinteenna Islaamku waxa ay nagu boorrisay in ay u baarri noqonno una Ixsaan falno labadeenna waalid, waxay sidoo kale maqaam...
kulankan ay maanta wada yeesheen Wasiirka Wasaaradda Xanaada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumada Soomaaliya iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Kulankan Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari” uu maanta kula qaatay xafiiskiisa safiiradda Soomaaliya u fadhiya...
Kulankan wada tashiga ah ayaa waxaa looga hadlaayay sidii cadaalad u heli lahaayeen carruurta iyo dhaqan gelinta xeerka ilaalinta xuquuqda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho