Kulankan ay maanta wada yeesheen Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Haweenka ku nool sideeda xaafadood ee magaalada Baydhabo ee...
Gudoomiye Xigeenka Arimaha bulshada Iiman Nuur Iikar ayaa ka qeyb galay xaflad furitaan ah oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya...
Muqdisho, 7da Maarso 2015 – Wasiirka Haweenka & Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar, ayaa sheegtay in aan...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay qorshayaasha xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Barnaamijka ayaa...
Maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu hareeyay khilaaf ba’an oo sababay iney kooxdu laba garab u kala jabaan....
Wasaaradda amniga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa heegan buuxa gelisay ciidamada ammaanka, iyagoo dhinaca kalena howlgallo caawa ka wada degmooyinka...
Guriceel, March 5, 2015…Waxaa booqasho ku yimid Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, wafdi ka socda Dowladda F. Soomaaliya oo hoggaaminayo...
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kormeeray mashaariic horumarineed oo ka socota magaalada Jowhar, isagoo soo...
Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo maalmihii la soo dhaafay uu ku sugnaa wasiirka Gaashaandhigga Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini...
Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeelatay guddigga Xuquuqul Insaanka ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyagaoo ka...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...
Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho