Munaasabad ay ka qayb galeen mas,uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ee Somalia ayaa waxaa shahaadooyin lagu Gudoonsiiyay Ardada kaalimaha hore...
Deeqdani lacageed oo ay soo dhiibeen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku nool Dalka Mareykanka oo ay ugu horeyso Safiyo Diiriye kana damqaday...
Wasiirka Warfaafinta, hidaha iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladdu ay ka xuntahay...
Dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla Agagaarka isgoyska Black Sea, kaasi oo aan la ogayn qasaaraha...
Agabkaan oo isugu jira kuraas, miisas,iyo boorsooyin ay kujiraan buugaag,ayaa maanta loo qaybiyay qaar kamid ah iskuulaadka sida lacag la’aanta...
Saraakiishani ka socotay hey’adaha Qaramada midoobay ee gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxa ay kulamo la qaateen...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa kulan magaalada Muqdisho kula qaadatay ururada bulshada rayidka...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke booqashada uu ku tagay Isbitaalka Ordugan waxaa ku wehlinayey wasiirka...
Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegey in looga baahanyahay shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho