Wakiilka midowga Yurub u qaabilsan geska Afrika Alexander Rondos, iyo danjiraha Midowga Yurub, Michele Cervone d'Urso, ayaa walaac ka muujiyay...
Ciidammada qalabka sida ee ku sugan magaalada Beled weyne ayaa ka hortagay isku dey weerar oo ay Al-Shabaab ku soo...
Mudaneyaasha barlamaanka Federaalka Somalia, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku leh kulan uu Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda uu ku horgeynayo golaha xukuumadda...
Mogadishu, 30 January 2015 – Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee uu ku dhawaaqay Raiisul wasaaraha...
Xildhibaandii Hore ee Baarlamaanka, Odayaal dhaqameedyo, Siyaasiyiin iyo Xubno ka socday bulashada rayidka ah ayaa saaka kulan isigu yimid ay...
Waxaa soo dhammaaday tababar ay qaadanayeen macallimiinta ugsiyada Gaalkacyo,Waxuuna la xiriiray sharuucda kubadda Koleyga oo la rabo tartamo la xiriira...
QAAHIRA 30 Janaayo 2015: Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa dhiirigeliyey Maktablayda Soomaaliyeed oo markii...
Hay’adda dambi baarista Mareykanka ee FBI-da ayaa shalay nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Liibaan Xaaji Maxamed ku dartay liiska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib marki uu dalka Ethiopia...
30 January, 2015, Addis Ababa: Shir madaxeedka waddamada Midowga Afrika ayaa maaanta waxaa uu si rasmi ah uga furmey caasimadda...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...
Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...
Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho