Mudaneyaasha baarlamaanka ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho, ayagoo uga hadli doona sharciyada Hanti-dhowrka qaranka iyo Xeerka doorashooyinka. Xildhibaan...
Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Shirka caadiga ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo...
https://www.youtube.com/watch?v=PcnuvRMjHSQ
Madaxweynaha maamulk Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo 21-1-2015 safar shaqo ugu ambabaxay magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso ayaa maanta...
Allaha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo 25-ka bishan Janaayo ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayaa maanta aas Qaranka loogu...
Xubnahan ka tirsan golaha xuquuqul insaanka ee Midowga Afrika ee fadhigiisu uu yahay magaaladda Banjul ee Dalka Gambia ayaa maanta...
Shirkani lagu heshiisiinaayo Beelo Walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanada ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta ka furmay degmada...
Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsinayay ku dhawaad 25 arday dhameeysatay heerka koowaad ee Jamacada Salaam faraceda Guriceel ayaa lagu qabtay isla...
XAFIISKA MADAXWEYNAHA Khudbadaha munaasabadda booqashada Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ee Soomaaliya 25 Janaayo 2015 KHUDBADDA 1AAD Furitaanka Terminaalka Cusub...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...
Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho